Dowladda Sacuudiga oo Dib u Fasaxday Xoolaha Looga Soo Dhoofin Jiray Soomaaiya

0

Dowladda Sacudiga ayaa dib u  fasaxday xoolaha laga soo dhoofi jiray Soomaaliya, ka dib xayiraad sarnayd xoolaha loog keeni jiray Sucuudiga Dalka Soomaaliya.

War kooban oo lagu baahiyay barta Twiter-ka Wasaaradda Deegaanka Sacuudiga ayaa waxaa lagu yiri”Sacuudiga waxaa uu xayiraadii ka qaadey Xoolaha looga keeni jirey Soomaaliya”, waxaana ay tani ka dhigan tahay in dib loo billaabay xoolaha ina badan laga soo dhoofin jiray dalka Soomaaliya.

Horay ayay dowladda Sacuudigu u joojisay xoolaha looga keeno Soomaaliya, waxaana tani ay u muuqataa in dib loo billaabi doono xoolihii loo dhoofin jiray dalkaas.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here