Ceel-waaq Kenya waxaa ka baxsaday dad ka badan 32-ruux oo ku xaraysnaa goob dadka lagu karantiilo ooku taalla gudaha Ceel-waaq Kenya.
Dadkaan oo in muddo ah lagu yahay xarunta ayaa saaka ka baxsaday xaruntaas, Dadkaanbadankood waxaa ay ahaayeen rakaab kamid ahaa 66 Ruux oo lagu haayey Xarun Karantiil,in kastoo aan si rasmi loo faah faahin sida ay ku baxsadeen maadaama goobta ay ku sugnaayeen Ciidamo Boolis ah.
Kenya waxaa ay ka mid tahay dalalka Africa ee uu saameeyay Caabuqa Covid19.

