Wararka Qoor-qoor oo Magacaabay Guddiga Doorashada Golaha Deegaanka ee Gaalkacyo By Radio Simba - Nisan 12, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kariye (Qoorqoor) ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada golaha Deegaanka ee Degmada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.