Al-shabaab oo Kaabiga Ku Haya Deegaano ay Dowladda Qabsatay+Dhageyso

0

Al-shabaab ayaa kaabiga ku haya Deegaano ay la Wareegeen Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo ka tirsaan Maamulka Galmudug.

Wakiil wareedka idaacadda Simba ee Galmudug Xasan Khasaaro ayaa kusoo waramaya in Ciidamada Al-shabaab ay dhaqdhaqaayo ay kawadaan deegaano ka Tirsan Gobolka Galgaduud Gaar ahaan deegano ku dhow deeganadii ay shalay la wareegeen ciidamadda Dowladda Soomaaliya,balse ay dib kaga baxeyn.

Waxa uu sheegay in ciidamada Dowladda Soomaaliya ay shalay la wareegeen Maxkamadii Al-shabaab ee deegaanka  Qaayib, deeganadda Baxdo ,cado kibir iyo melo kale.

Sidoo kale waxa uu Sheegay in cabsi badan laga dareemayo Deeganadda ay shalay la wareegeen ciidamadda Dowlada Soomaaliya madaama ay kaabiga ku hayaan ciidamadda Al-shabaab.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here