Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Xasan Cali Nuur Shuute oo ay qeyb ka yihiin Garsoorayaal iyo xubno kale ayaa gaaray degaano maaml mahaan ay dagaalo ka socdeen oo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
wafdiga oo ka anba baxay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay gaareen wallan-weyn oo maal-mihii lasoo dhaafay ay ka socdeen degaallo dhiig fara badani uu ku daatay.
Dagaalkii labada maleeshiyo beeleed ku dhexmarey degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa uu sababey in Gudaha degmada dad la dilo,kadibna meydkooda la gubo taas oo keentay in dowladda ay Ciidamo u dirto, waxaana maanta gaaray Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya

