Wararka Dowladda Soomaaliya oo Si Kulul uga Hadashay Falkii ka Dhacay Agooye By cabdi naasir - Nisan 4, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wasiirka Warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa si kulul u cambaayeeyay kufsi arxan darra ah oo ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada hoose. Hoos ka dhageyso Codka Wasiirka https://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2020/04/1585985182613.mp3