Wararka Waare oo Xilalkii Ka Qaaday Wasiiro,Kuwa Kalana Magacaabay By Radio Simba - Mart 20, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xilki Ka qaaday Wasiirada Qorsheynta, Waxbarashada, Biyaha iyo Tamarta, Dhalinyarada iyo sportska, iyadoo Wasiiro cusub loo magacaabay Wasaaradahaasi.