War-murtiyeeedka Kasoo Baxay Shirka Wadatashiga Puntland.

0

War-murtiyeed ka soo baxay Shirka Wada-tashiga Puntland, oo Galabta lagu soo geba-gabeeyay magaalada Garoowe, ayaa lagu go’aamiyay in la qabto Shir weyne heer Puntland ah oo looga arrinsanayo soo celinta degaannada Sool, Sanaag iyo Cayn ee ka maqan gacanta Puntland.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here