dowa;dda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay shaaacisay in kiiskii ugu horreeyay ee CaronaVirus laga helay gudaha dalka Soomaaliya.
wasiisaradda Wasaaradda Caafimaadka ayaa xaqiijisay in cudurka la helay dalka, waxaa ay sheegtay wasaaraddu in ay baaritaan ku sameeyeen ruuxaan ayna ka heleen in uu qabo xanuunka.
waxaa ay sidoo kale ay sheegtay wasiirad Fowsiyo ay Karantiileen ruuxii laga helay cudurka.

