Ciidanka dowladda Federal Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay degaanka jannaale, waxaana la sheegayaa in ciidanku la wareegeen degaanka oo ah degaan muhiim ah.
Sarkaal ka tirsan Ciidamada Millateriga ayaa u sheegay Warbaahinta in ay Ciidanka dowladda ay Gudaha u galeen degaanka Janaale, kadib markii ay isaga baxeen xoogagga Al-shabaab,i sla markaana ay ka wadaan baaritaano amniga la xiriira
Al-shabaab ayaa isga baxay magaalada, waxaana la sheegay in ciidanka dowladdu ay wadaan baaritaanno ay ku sameynayaan goobaha qaar oo ay shabaab miinooyin ku aasaan.

