Taliska ciidanka Xoogga dalka Soomaliyeed ayaa ilaaladii ka qaaday madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud.
Qoraal kasoo baxay taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaiyeed Generaal Odawaa yuusuf Raagge ayaa lagu sheegay in ciidamadda ilaaladda u ah Madaxii Hore in si deg deg kusoo xaroodaan,madaama shaqo badan u taalo.


