Siciid Cabdullaahi Deni oo Sheegay in Dowladda Dhexe ay diiday Wada-hadal

0

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi  Maxamed ( Deni) oo ka hadlayay shirka wadatashiga Puntland.

Madaxweynuhu waxaa uu ka jeediyay shirka  kuhudbad dhinacyo badan taabanaya.

Waxaa uu sheegay madaxweynuhu in ay dowladda dhexe ee Soomaaliya ay diiday in la xaliyo khilaafka u dhexeeya maamulka Puntalnd iyo Dowladda Dhexe.

“Waxaan xoogga saarnay in xal laga gaaro khilaafaadka u dhaxeeya DF & Puntland ,waxaana ka hadalnay arrimaha caqabadaha nagu ah,balse wax walba waxaa ay ka socon waayeen Madaxda dowladda Federaalka oo hareer maray qorshihii lagu dhisey dowladda iskuna dayay inay awooda dhan qaataan.” Sidaas waxaa yiri Siciid Cabdullaahi Deni

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here