Shirka IGAD oo Furmay iyo Soomaaliya Wafti uga Qayb Galayo

0

Shirka Urur Goboleedka IGAD ayaa Maanta Maagalada Khartuum ee casimadda Dalka Sudaan, waxaana qayb ka ah wafti ka socda  Soomaaliya.

Wasiiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee xukuumadda Federaalka Somalia Axmed Ciise Cawad iyo wafuud kale ayaa ka qayb galaya shirka.

Waxaana shirkaa looga hadli doonaa arrimo badan oo la xariira xaaladda Gobolka, ammaanka, iskaashiga waddamada ku bohoobay ururka iyo iskaashiga Badda Cas, waxaana la filayaa in ay qadobo muhiim ah looga hadlo shirka.

Shirkaan ayaa la sheegay in soomaaliya uu muhiimad gaar ah u leeyahay, wasiir Cawad ayaa sheegay inn soomaaliya lagu bogaadiyay horumarka ay ka samaysay dhanka amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here