Faah-faahin:-Dagaal Xalay Ka Dhacay Magaaladda Jowhar

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa iska hor imaad u dhaxeeyay kooxo hubeysnaa iyo Ciidamadda Maamulka Hir-shabeelle oo xalay ka dhacay Magaladda jowhar ee Caasimadda Hir-shabeelle.

Iska hor imaadka ayaa ka dhacay Xaafadda Horseed ee magaaladda Jowhar.

Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka deegaanka, ciidamadda Hir-shabeelle oo howlgal kawaday Xaafadaas ayaa iska hor imaad kala kulmay rag hubeysan,waxaana halkaas ka dhacay dagaal muddo socday, oo la sheegay in ay ka qeyb qaateen Ciidamadda AMISOM.

Ilaa haatan lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalka ka dhacay Xaafadda Horseed ee magaaladda Jowhar.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here