Madaxweynaha Galmudug garabka Ahlusuna Dr Shiekh Mohemad Shakir Ali Hassan oo ugu yeeray DFS. Dowlad Goboleedyada Beesha caalamka in ladhiso gole loo dhanyahay oo xil-saaran Federaalnimada. dimoqoraadiyada & doorashooyinka gobolada inta uu dalka helaayo xasilooni siyaasadeed oo degan
Sidoo kale Madaxweynaha ayaa ka digay in Ciidamada ay tababareen Wadamada Marekanka iyo Turkiga loo adeegsado caburinta Shacabka iyo dano siyaasadeed.


