Puntand oo Toogatay Labo kamid ah Ragii Kufsaday Caaisho Ilyaas

0

Maamulka Puntland ayaa xukun Toogasho ahaa ku Fuliyay labo kamid ah ragii kufsaday Caaisho Ilyaas aadan.

Cabdifitaax Cabdiraxmaan Warsame, Cabdishakuur Maxamed Dige ayaa lagu qisaasay fagaare ku yaalla magaalada Boosaaso halka Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame laga reebay.

Xukmanaha saddexaad ayaa mudda 10 cisha ah dib loo dhigay kiiskiisa kadib markii uu sidaasi codsaday Ilyaas Aaden oo ah aabbaha dhalay Caa’isha.

Maxkamadaha Maamulka Puntland ayaa xukuno dil toogasho ah ku riday raggaan qirtay kufsiga Caisho Ilyaas aadan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here