Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday dib u heshiisiin dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, iyadoo ku boorisay dowladda Federaalka, dhammaan 5 Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada Baarlamaanka, iyo saamileyda inay iska kaashadaan sugida amniga iyo in la xaqiijiyo doorasho lagu kalsoonaan karo sanadka 2020/21.


