War Deg Deg:- Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Qarax ayaa goordhaweyd waxa uu ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda soomaaliya.

Jugta qaraxa oo meelo kala duwan ayaa ka dhacday ka soo horjeedka Carwadii hore ee Taleex ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Goobjoogayaal ayaa inoo sheegay in gaari ay ku xirnaayeen waxyaabaha qarxa u halkaas ku qarxay.

Ilaa haatan lama oga shaqsiga saarnaa gaariga iyo khasaaraha gaaray.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here