Wararka DFS oo Kenya ugu Baaqday in ay Faraha kala baxdo Arrimaha Siyaasadda Somaliya By Radio Simba - Şubat 5, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Dowladda Federalka Somaliya, ayaa waxa ay digniin u dirtay dowladda Kenya, taasi oo ku aadan inay faraha kala baxdo Arrimaha Siyaasadda Somaliya.