War Deg Deg:-Qarax ka Dhacay Duleedka Muqdisho,cida lala beegsaday

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax goordhaweyd ka dhacay Duleedka magaaladda muqdisho.

Jugta qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay ayaa ka dhacday  inta u dhaxeysa deegaanka Xaawo Cabdi iyo Lafoole ee Duleedka Magaaladda Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa inoo sheegay in qaraxa uu haleelay gaari wadadaas isticmaalayay gaar ahaan Nooca Soomaalida u taqaano Kaaribka.

Waxaa lax aqiijiyay in ruuxii saarnaa gaariga uu labo cad u kala go’ay,islamarkaana goobta ay gaareen ciidamadda amaanka Dowladda Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here