Guddiga Doorashada Madaxtooyada Galmudug ee garabka dowladda ayaa muddo saddex maalmood dib u dhigay Doorashada Madaxtooyada Maamulka Galmudug.
Khamiisto berrito oo lagu waday inay doorashada ka dhacdo Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa dib loo dhigay muddo saddex maalmood ah,taasi oo ka dhigan in axada ay dhacayso doorashadda.
Arintaan ayaa imaanaysa xili Ahlusuna Galabta Magaaladda Dhuusamareeb, lagu doortay Shiikh Shaakir oo noqonaya Madaxweynaha Galmudug.

