Guddiga Doorashooyinka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug, ayaa soo saaray Jadwalka Doorashadda Madaxweynaha iyo madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug,waxaana la sheegay in doorashadda madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa Galmudug waxa ay dhacaysaa 30 January 2020.


