Ku Ganacsiga Hareeraha Waddooyinka Baladweyne oo Amar Laga Soosaaray

0

warqad ka soo baxday hay’adaha amniga  magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa lagu amray in ay ka fogaadaan ku ganacsiga hareeraha waddooyinka, waxaa sidoo kale digniin la siiyay dadka qashinka ku shuba wabiga iyo meelaha ee macquulka ay tahay in qashinka lagu shubo sida Kiliyada iyo Buundooyinka.

Warqaddaan Qoraalka ah oo uu ku saxiixan yahay taliye xigeenka Saldhiga Booliska Baladweyne Maxamed Maxamud Rooble (qoorsheel) ayaa digniin lagu siiyay dadka isticmaala  gawaarida muraayadaha madow leh, waxaana la dul dhigi doonaa ganaax adag ciddii lagu arko iyagoo magaalada ku dhexmaray Gawaaradi muraayadaha madow leh.

                               Hoos ka aqriso warqadda

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here