Ahlu Sunna oo Soo Bandhigtay magacyada xildhibaanada ay ku yeelan doonan Maamulka Cusub ee Galmudug

0

Maamulka Ahlu sunna ayaa soo bandhigay magacyada 20-kii Xidhibaan ee la siiyay.

Ahlu sunna ayaa laga siiyay dhismaha maamulka Galmudug tiro dhan Labaatan Xildhibaan waxaana ay maanta soo bandhigeen magacyada xildhibaanada cusub eek u matali doona maamul la doonaya in dhawaan loo yegleelo Galmudug.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here