Wararka C/raxmaaan C/shakuur:-“Dowladda Soomaliya Waxay Ogolaatay in ay lay Dilo”, By Radio Simba - Aralık 5, 2019 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Xisbiga Wadajir oo Qoraal soo saaray ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ogolaatay in la dilo Hogaamiyaha xisbiga C/raxmaan C/shakuur Warsame,kadib hadalkii kasoo yeeray Shiikh Xasan Daahir Aweys oo Shabaab ka Tirsanaan jirey.