Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka Hadashay hadalkii xalay kasoo yeeray madaxweynihii Hore ee soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ee ku aadanaa in lala dagaalami doono Dowladda haatan jirta.
Wasiirk Warfaafinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo kasoo muuqday warbaahinta Dowladda ayaa hadalka Shiikh Shariif ku tilmaamay mid aysan ka muuqanin Mas’uuliyadd.
PRESS-RELEASE

