Wararka ka imaanaya Magaaladda Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in Diyaaraddii Siday Madaxda Madasha Xisbiyadda Qaran ay goordhaweyd ka dagatay Garoonka Diyaradaha ee Magaaladda Baladweyne.
Diyaradda ayaa Waxaa la Socda Madaxweynayaasii hore e Soomaliya Xasan Shiekh Maxamud iyo Shriif Shiekh Axmed.
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Cali Guudle iyo Masuuliyiinta Gobalka Hiiraan ayaa Wefdigan ku soo dhaweeyy Magaaladda Baladweyne.




