Wararka War murtiyeed laga soo Saaray Shirkii Dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug By Radio Simba - Eylül 17, 2019 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp War murtiyeed ka kooban saddex bog ayaa laga soo saaray shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.