Madaxweyne Waare oo la Kulmay Saraakiisha Qaybta 21aad iyo Kuwa Danab+Sawirro

0

Madaxweynaha Hirshabelle Mundane Maxamed Candi Waare ayaa Xafiiskiisa Baladweyn Kulan Xasaasi ah kula Qaatey Saraakiisha Qaybta 21aad iyo Kuwa Danab ee Caawa soo Gaaray Baladweyn

Taliyaha Qaybta 21aad Teneral “Qooje” ayaa madaxweynaha Warbixin ka siiyay Ujeedka safarkaan iyo Howlaha Ciidamadu ka wadaan Gobolada Dhexe gaar ahaan Deegaanada Galmudug

Madaxweyne Waare ayaa ugu Dambeyn Ku booriyay Howlaha Ciidanka Xoogga Dalka ka wadaan Goboladan isagoo Bogaadiyay Juhdiga Dowladu Ku bixinayso in ay wada Shaqeeyaan Qaybaha 27aad iyo 21aad .

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here