Wararka Agaasimihii Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo Shaqada Laga Ceyriyay By Radio Simba - Ağustos 29, 2019 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Soomaaliya Eng Cabdullaahi Cali Xasan ayaa shaqada looga joojiyay Agaasimihii Wasaarada Ganacsiga Cabdullaahi Xayir Ducaale.