Xisbiyada Wadajir, Ilays, Horusocod Qaran iyo Xisbiga Nabadda ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in amni darro ay keeni karto ciidamada lagu daabulayo Magaalada Dhuusamareeb, ee Caasimadda Maamulka Galmudug.
Waxa ay sheegeen in Magaaladda Dhuusa-mareeb ay tahay magaalo Nabdoon,balse ay haatan noqonayso mid shabaab weeraraan.


