Amiin Cilmi oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Muqdisho

0

Qarax Gaari kuwa Raaxadda lagu xiray ayaa goordhaweyd ka dhacay Isgoyska KM4 ee Magaaladda Muqdisho.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal gaariga ayaa ku qarxay wadada aada Garoonka diyaaradaha Magaaladda muqdisho.

Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxa ku dhintay hal ruux oo gaariga saarnaa.

Amiin Sheekh Cilmi, Xohayihii hore ee Gobolka Banaadir ayaa ku geeriyooday Qarax loogu Xiray gaariga,sida la xaqiijiyay.

Dhanka kale Ciidamadda amaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xiray goobta uu qaraxa ka dhacay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here