Diyaaradaha Kenya Oo Duqeymo Ka Fuliyay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Gedo

0

wararka ka imaanya gobolka gedo ee koonfurta soomaaliya ayaa waxa ay kusoo waramayaan in diyaarado dagaal oo ay leedahay dowladda keenya in xalay ay duqeymo ka fuliyeen deegaan hoostaga gobolka gedo

wararka ayaa sheegaya in diyaaradaha keenya ay gantaalo ku garaaceen deegaanka xiiso uguur oo hoosyimada degmada ceelwaaq ee gobolka gedo

waxaana lasoo sheegayaa in duqeyn taasi ay ka dhasheen qasaare kala duwan oo soo gaaray dadka deegaanka xiiso uguur ee hoosymada gobolka gedo dadkaasi oo la sheegay in ay ahaayeen xoola dhaqato reer miyi ah

ilo deegaanka ah ayaa waxa ay soo sheegayaan in ilaa iyo lix gantaal ay diyaaradaha dagaalka keenya ay ku garaaceen deegaanka xiiso uguur kuwaas oo qasaaro geeystay

majirto wax wara oo kasoo baxay dowladda soomaaliya oo looga hadlayo duqeynta diyaaradaha keenya ay ka fuliyeen deegaan oo hoostaga degmada ceewaaq

ma ahan markii ugu horeyay oo diyaaradaha dagaalka keenya ay duqeymo ka fuliyeen deegaano dhaca xuduud ay wadaagaan soomaaliya iyo keenya waxaana dhowr jeer oo hore diyaaraha kenya duqeymo ay ka fuliyeen gudaha soomaaliya ay ku dhintay  dad shacab ah oo aan waxba galabsan

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here