Guddiga Doorashada Ee Dowladdu Magacowday Oo Soo Saaray Habraacyada Doorashada Aqalka sare

0

guddiga lagu muransanyahay ee dowladdu ay umagacowday qabashada dorrashada dalka ka dhaceysa ayaa waxa ay soo saareen habraacyada iyo shuuradaha looga baanhanyahay in uu buuxiyo qofka doonaya in uu noqdo xildhibaan ka tirsan golaha aqalka ee barlamaanka soomaaliya

Waxaana Guddigu uu fariin udiray maamul goboleedyada dalka kuwaasi oo lagu wargaliyay in ay qabtaan araajida musharaxiinta utartamaya aqalka sare

Halkaan hoose Ka Akhriso

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here