Bananbaxyo Looga Soo Horjeedo Madaxweyne Farmajo Oo Muqdisho Ka Bilowday

0

waxa magaalada caasimada ah ee muqdisho  hada  ka bilowday  bananbaxayo xoogan oo sida la sheegay looga soo horjeedo madaxweynmaha haatan talada dalka hayo maxamed cabdulahi farmaajo

dad aad u fara badan ayaa waxa ay isgoosyada qaar ee magaalada muqdisho ka bilaabeen iskusoo baxyo kaasi oo ay ku muujinayaan dareenkooda

isgooska dabka gaar ahaana saldhiga degmada waabari ayaa ka mid ah halka saakay ay ka bilowdeen banaan baxyadu

waxaana dadku ay ku dhawaaqayeen erayo ay uga soo horjeedaan madaxweyne farmajo

madaxweyne xasan sheekh maxamuud ayaa xalay  magaalada muqdisho uga dhawaaqay banaan baxayo ka dhan ah madaxweyne farmajo

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here