Raisulwasaare Rooble oo ka Hadlay Qarax ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda FS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeey geerida dhalinyaradii  Al-shabaab caawa ku qarxisay maqaayad ku taal Muqdisho, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 6-ruux.

“Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelada dadkii ku dhintay qaraxii argagixisadu caawa la eegteen maqaaxi ay dad shacab ahi ku sugnaayeen magaalada Muqdisho. Eebbe ha u naxariisto inta dhimatay, dhaawacyadana Allaha bogsiiyo. Waa in aan u midownaa la dagaallanka argagixisada” ayuu yri Ra’iisal wasaare Rooble.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here