Xidhibanada Barlamaanka cusub ee maamulka hirshabeele ayaa maanta kulan yeeshay magaaalada jowhar ee caasimada maamulka hirshabeele waxaana ay ku ansixiyeen habraacyo muhiim ah
Xidhibaanada barlamanka labaad ee hirshabeele oo dhawan un la dhisay ayaa waxa ay yeesheen kulan muhiim ah kaasi oo lagu wargaliyay xidhibaanadu in kasoo qeyb galan kulanka islamarkaasna sida la sheegay ay yimaadeen inta badan xidhibaada cusub ee barlamanka hirshabeele
Kulanka xidhibaanada barlamaanka hirshabeele waxa shir gudoominayay gudoomiyaha barlamaanka hirshabeele c.xakiin luqman xirsi
Waxaana ajendaha kulanka uu ahaa meematinta habraaca xildhibaqnimo
Xidhibaanada ayaana cod aqlabiyad leh ku ansixiyay habraaca xidhibaanimo kaasi oo ay si gacan taag ah cod ka loogu qaaday
Xidhibaada barlamaanka labaad ee maamulka hirshabeele ayaa waxa horyaala shaqoon badan oo ay qeyb ka tahay ansixinta shaciyada la horkeeno
Waxaana durbadiiba xidhibaanadu ay si wanaagsan ugu qabsoomay kulan ay ansixiyeen habraac muuhiim ah,Walow waqtigoodu uu haatan bilawyahay

