Dhageyso:-Maamulka koonfur Oo lagu Dhaliilay Wax Ka Qabasha La’aanta Dhibaatoyinka Ka Jira Magaalada Marka

0

Muddoyinkii dambe magaalada marka ee xarunta gobolka shabeealaha hoose ayaa waxa laga soo sheegaayay xaalad nolol xumo oo galaada kajirta iyo in ay magaaladu kujirto go,odoon isku socdaalk gadiidka magaalada marka uu aad u adagyahay

Waxaase intaasi usii dheer in maamulka magaalada marka lagu eedeeyay in ay wax isdaba marinku sameynayaan waxyabaha ay ha,adaha caalamiga ay soo gaasiiyaan dadka danta ayar eek u dhaqn magaalada marka.

Afhayeenka maamulka magaalada marka oo la hadlay idaacada simba ayaa sheegay in nolasha magaalada marka ay aad u liidato islamarkaas dadka shacabka ah ee magaalada ay dhibaatooyin badan ku qabaan wadoyinka magaalada aan lama mari Karin iyo maamulka oo sheegay in ay musuqmaasug ku sameyaan

Waxaa uu sheegay in dadku  qaar ee kaamamka ku jira  aysan meel kale wax ka keensan Karin Maamulkuna ay lacgo dhrriya sarayaan oo aysan awoodin.

Dhanklae waxa uu sheegay in ay go,an yihiin wadooyinka ciidamada dowladuna ay xoogooda kusoo maran

Waxaana uu ugu baaqay  dowlada faderaalka ah iyo maamulka koonfur galbeed in ay wax ka qabtaan xaalada adag ee ka jirta magaalada marka

Dadka ku dhaqan magaalada marka ayaa la sheegay in hada ay wahjahayaan dhibatooyinkii ugu adkaa ee xaga nolasha

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here