Ciidamada Dowlada Oo La Wareegay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Gedo

0

Wararka ka imaanaya gobolka gedo ayaa waxa ay ku soo waramayaan in ciidamo ka tirsan Dowlada ay weearar xoogan ku qaadeen deegaanka qaniyaale ee gobolka gedo halkaasi oo la sheegay

in ay ku sugnayeen  xubno ka tirsan   dagaalamayaasha  al shabaab .

Wararka ayaa intasi kudarayaan in  ciidamada dowlada ay la wareegeen gabi ahaanaba deegaanaka qaniyaale islamarkaaasna ay saraakishu sheegeen in deegankaan ay alshabaab ay dadka ku dhibaateen jireen

Sidookale sarkiisha ciidamada dowlada ayaa waxa sheegeen in dagaalkan ay alshabaab kaga soo furteen  xoolo ay sakawaad ahaan uga qaateen dadka.

Waxa ay sheegeen taliska ciidan dowlada ay ilaa 200 qol oo ari ah ay kaga soo qabsadeen dagaalka islamarkaasna ay ciidamadu la wareegeen deegaanka qaniyaale ee dhaca gobolka gedo

Dhankale wali majirto wax wara oo kasoo baxaya dagaalamasha alshabaab oo ku adan dagaalkan la sheegay in ciidamada dowlada ay kula wareegeenka qaniyaale ee gobolka gedo

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here