Shirkii DFS iyo Maamul Goboleedyadda oo Muqdisho Ka Furmay+Sawirro

0

Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya waxaa maanta ka Furmay Shir u Dhaxeeya Dowladda Dhexe,Maamul Goboleedyadda iyo Gobolka Banaadir.

Shirkaan waxaa shir Gudoominaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/Laahi Maxamed (Farmaajo),waxaana ka qeyb galaya Madaxweynayaasha Puntland,Jubbaland,Galmudug,Hirshabeelle,Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Gobolka Banaadir.

Shirka Wadatashiga Dowlada Federaalka iyo Dowladaha xubna ah ka ah ayaa lagaga wada hadlayaa sidii ay u dhici laheyd Doorasho lagu wada qanacsanyahay waqtigeedana ku dhacda.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here