Ana Sayfa Wararka Madaxweynaha Puntland oo Taliye u Magacaabay Gobolka Sanaag

Madaxweynaha Puntland oo Taliye u Magacaabay Gobolka Sanaag

0
Madaxweynaha Puntland oo Taliye u Magacaabay Gobolka Sanaag

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa taliye cusub u magacaabay qeybta Booliiska gobolka Sanaag

Xeer-madaxweyne oo sumaddiisu tahay Lr-77 soona baxay xalay ayaa taliyaha qeybta Booliiska gobolka Sanaag loogu magacaabay G/dhexe Bashiir Cali Maxamed.

Sarkaalkan ayaa ka hor inta xilka loo magacaabin isla xalay loo dallacsiiyay derejada Gaashaanle dhexe.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here