spot_img

Dhageyso:-Madaxweynaha Maamulka West-land oo Fariin u Diray Dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab

Hogaamiyaha  Maamulka la magac baxay West-land ee Galbeedka Gobalka Hiiraan Isaaq Saney ayaa Magacaabay Mas’uuliyiin cusub Maamulaya Deegaanka  Farlibaax oo uu ka jiro  Maamul Hoostaga Hirshabeelle.

Hogaamiyaha Maamulka la Magac baxay West-land ayaa Dowladda Soomaaliya ku Eedeeyey in ka Gaabisay in Galbeedka Gobalka Hiiraan  laga Saaro Al-shabaab waxaana uu Sheegay inay Bilaabeen Dagaal ka dhan ah Al-shabaab kaasi ka socda Deegaanada Dhaca inta Gobalada Hiiraan iyo Bakool.

 

Related Post

Wararka