Barnaamijyada

Dhegeyso” Barnaamijka Dhibane ee Idaacada Simba

Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka dhibane ee idaacada simba ee Magaalada Muqdisho waana Galabnimo arbaco ah Tariikhdana ay ku beegan tahay 23-3-2016 Barnaamijka waxaan Todobaadkaan ku wareysanay Xalane Bade aadan Cali oo Naafo ah kadib markii uu hoobiye  ku dhacay mudo haatan laga joogo sagaal 9-sano Hadaan caawinaysit kala xiriir:-0616030811 Dhibane 23-03-2016

Read More »