Author Archives: Radio Simba

Akhriso:-DFS oo La Sheegay in Qaadayso Cawaaqibka Ka Dhasha Xariga Wasiir Janan

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Xukuumada Jubbaland. Ugu horayn Waxaa golahu uu tageeray dadaalka Wasaarada Arimaha gudaha ee ay xalka kaga gaartay tabashooyinkii ka dhashay Doorashooyinkii Madaxweynaha iyo Baarlamaanka ee dhawaan dhacay iyagoo soo dhaweeyay in wax walba oo tabashooyinka ah lagu xaliyo Sharciga iyo Hay’adaha Dowliga ah dhexdooda. Dhinaca kale ...

Read More »

Jubbaland oo Ka Hadashay in Ethopia Xirtay Sarkaal, Mid Kalana Magacowday+Dhageyso

C/nuur Maxamed Afhayeenka Wasaaradda Amniga Jubba-land oo la hadlay Warbaahinta ayaa beeniyay wararka la xariira in la xiray Sarkaal ka tirsan Maamulka Jubba-land kaasi oo la sheegay iney xireen Ciidamadda Amisom ee qeybta ka ah howgalka nabad ilaalinta midowga Africa ee Amisom gaar ahaan kuwa Ethiopia. Afhayeenka ayaa tilmaamay iney wararkaasi ey yihiin waxba kama jiraan islamarkaana lagu marin habaabinayo ...

Read More »

Xild Siidow:-“Shabaab 5-ruux oo Shacab ah Ayay Miino u Dhigeen”,+Dhageyso

Xildhibaan Nuur Siidow Baaba oo kamid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la hadlay idacadda Simba ee Magaaladda Muqdisho ayaa ka hadlay qarax khasaare geystay oo saakay ka dhacay Degmadda Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Waxa uu sheegay in goobta uu qaraxa ka dhacay uusan ka ak dhaweyn saldhiga ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhawaan la wareegay Degmadda awdheegle. Xildhibaanka ...

Read More »

Khayre oo Isu Keenay Odayaasha Xeraale iyo Huurshe oo 3-sano Dagaalsanaa+Sawirro

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya , mudane; Xasan Cali Khayre, ayaa Magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay Odayaal iyo wax-garad ka socda degaannada Huurshe iyo Xeraale oo muda Saddax Sano ah ay u dhexeysay colaad uu Dhiig badan ku daatay. Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen xildhibaannada degaannadaas ku matela Dowladda dhexe, ayaa qeyb ka ahaa dhammeystirka dedaallo uu Ra’iisul ...

Read More »

Faah-faahin:-Al-Shabaab oo Jidka u Galay Ciidamadda Malatariga

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarakadda Al-shabaab oo xalay ka dhacay Gobolka Shabeelaha Hoose. Dagaalka ayaa ka dhacay duleedka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil ka Tirsan dowladda Soomaaliya,dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamadda shabaab ay jidka u galeen ciidamadda malatariga ka Tirsan oo ku socday ...

Read More »

War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Degmadda Awdheegle Shabeelaha Hoose

Wararka ka imaanaya Degmadda Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in qarax Miino uu goordhaweyd ka dhacay halkaas. Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal, Miinadda oo dhulka ku aasneyd ayaa la qaraxday  dad shacab ah oo howlo Nadaafadeed saakay kawaday degmadda. Inta la xaqiijiyay 4-ruux oo shacab ah ayay dhaawacyo soo gaareen,waxaana loo qaaday goobaha caafimaadka Degmadda. Degmadda Awdheegle ...

Read More »