spot_img

Akhriso:-Maxkamada Sare ee Koonfur Galbeed oo Usoo Guurtay Degmada Afgooye

War-Saxaafadeed uu soo saaray Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee KoofurGalbeed Soomaaliya Sheekh Axmed Cabdulaahi Xuseen(Fanax) ayaa ku sheegay in Maxkamada Sare ee Koofurgalbeed ay si kumeel gaar ah ugu  soo guurtay gobolka Sh/hoose ayna halkaa ku shaqeyn doonto sababo amni awgeed.

Sidoo kale Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee KoofurGalbeed Soomaaliya Sheekh Axmed Cabdulaahi Xuseen(Fanax) ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaliya in ay si dhow ula socoto khilaafka ka dhaxeeya Booliska Koonfur Galbeed iyo Hay’adaha garsoorka dowlad goboleedka Koofurgalbeed.

Related Post

Wararka