Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa galabta ku dhawaaqay 66-ka ee Golaha Wakiilada cusub.
Guddiga ayaa mudooyinkii dambe ku howlanaa xallinta kuraasta lagu muransanyahay ee xubnaha doonaya in ay kamid noqdaan Baarlamanka.
Xildhibaanada cusub ayaa isugu jira 49 cusub iyo 17 xubnood oo ka tirsanaa Baarlamaankii hore,balse dib loo soo doortay,waxaa sidoo kale ku jirta Hal Haween.




