Wararkii Ugu Dambeeyay Cumar Dheere Oo Ku Dhaawacay Qarax Goordhaw Ka Dhacay Muqdisho

0

Faah faahino dheeri ah ayaa laga helayaa qarax gaari loo adeegsaday oo goordhaw ka dhacay 1 Maj degmada Waabari ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaariga nuuca raaxada ah ee uu lahaa Cismaan dheere oo katirsan xafiiska Raisul wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Cismaan dheere ayaa la xaqiiijiyay inuu ku dhaawacmay qaraxaasi gaarigiisa loogu xiray.

Ciidamo katirsan dowladda ayaa gaaray goobta uu ka dhacay qaraxa, kuwaa oo goobta ka qaaday dhaawaca sarkaalkaasi katirsanaa xafiiska wasiirka koowaad ee xukuumada Soomaaliya.

Wali Nala Soco Waxii Kusoo Kordha

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here