DEG DEG: Qarax Loo Adeegsaday Gaari Oo Ka Dhacay Muqdisho (Sawirro)

0

Warar hordhac ay ayaa laga helayaa qarax gaari loo adeegsaday oo goordhaw ka dhacay 1 Maj degmada Waabari ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaariga nuuca raaxada ah ee uu lahaa xubin katirsan dowladda Soomaaliya gaar ahaan Xafiiska Raisul wasaaraha Soomaaliya.

Goobjooge ayaa Simba u sheegay qaraxa inuu gaariga ninkaasi ka dhax kacay, sido kale wararka ayaa intaasi ku daraya inuu dhaawac kasoo gaaray ruuxaasi qaraxa loogu xiray gaarigiisa.

Waxii Kusoo Kordha Goordhaw La Soco

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here