NISA oo Qabtay Madaxii Howlgalkii Qaraxyadii Maanta Muqdisho iyo Ruux Kale

0

Hay’adda Nabadd Sugidda iyo Sirdoonka qaranka Soomaliyeed ayaa ka hadashay qaraxyadii maanta ka dhacay Magaaladda Muqdisho.

Qoraal kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in Ciidmadda amniga oo kaashanaya Shacabka Muqdisho ay gacanta ku dhigeen madaxii howlgalkii qaraxyada ee maanta ka dhacay Muqdisho iyo qof waday gaariga 2aad ee ku Qarxay Taaladda Dajirka Dahsoon Degmadda Boondheere.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here