Dagaal u dhaxeeya Ciidamo kawada Tirsan kuwa Booliska Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa haatan ka socda Isgoyska Tarabuunka Degmadda Hodan ee Gobolka Banaadir.
Sida ay inoo xaqiijiyeen goob-jogaayaal dagaalka ayaa u dhaxeeya Ciidamo kawada Tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya,waxaana rasaasta laga maqlayaa meelo kala duwan.
Ilaa haatan si dhab looma oga waxa dhaliyay dagaalka, khasaaraha ka dhashay.
Wixii kusoo kordha kala Soco Simbanews.com

